Ku soo dhawoow Hanaqad Academy, oo ah madal waxbarasho oo online ah oo bixisa koorsooyin tayo leh oo Af-Soomaali ah. Hadafkeennu waa inaan bulshada Soomaaliyeed ka caawinno barashada xirfadaha tiknoolajiyadda iyo aqoonta casriga ah.
Waxaan bixinnaa koorsooyin tayo leh oo Af-Soomaali ah oo ku saabsan tiknoolajiyadda iyo xirfadaha casriga ah.
Guji batoonka Registration-ka, buuxi foomka, kadibna soo gudbi codsigaaga.
Haa, dhammaan koorsooyinku waa online waxaana laga heli karaa meel kasta.
Haa, ardayda si guul leh u dhammeeya koorsada waxaa la siiyaa shahaado.